Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Maanta oo arbaco ah ayaa Saddex nin oo dhalinyaro ah lagu soo oogay tuhun ah inay si weyn u waxyeeleeyeen hawlgallada ciidanka booliiska ka dib rabshadihii Easter-ka ka dhacay Linköping. Baaritaano horudhac ah oo kale ayaa socda. iyo Xukunka maxkamadda degmada ee ka dhanka ah dhakhtarka qalliinka Paolo Macchiarini ayaa racfaan laga qaadanayaa.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.