Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radio Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Subaxnimadii talaadada ayaa Henrik Fritzon, oo ah siyaasiga gobolka ka tirsan xisbiga Social ee Skåne, ayaa ka dooday xubinimada Iswidhan ee NATO. Difaaca madaniga ee Iswiidhen ayaa waa in lagu xoojiyaa 6 bilyan oo karoon sanadka soo socda iyo warar kale
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.