Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Maanta ayuu xukunkii ugu horreeyay la riday ka dib rabshadihii ka dhacay Sveaparken oo ka tirsan degmada Örebro, halkaas oo 71 boolis ah lagu dhaawacay. Iyo Salaasada berito ah ayey kulmi doonaan madaxa dawladda Iswiidhen Magdalena Andersson, iyo madaxweyneyaasha waddammada Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Finland Sauli Niinistö, sidii ey uga wada xaajoon lahaayeen codsiga ey waddammada Iswiidhen iyo Finland ku dooneyaan sidii ey ugu biiri lahaayeen ururka gaashaanbuurta NATO iyo warar kale
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.