skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Sweden.

Hogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- ”Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Su’aasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.