Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Waxaa mar kale caadi noqotay in siyaasiyiintu ay albbaabada garaacaan inta lagu jiro ololaha doorashada. Toogashadii 47-aad ee sannadka oo geeri horseedda ayaa makhribnimadii khamiistii xalay ka dhacday faras-magaalada xaafadda Haninge.
Shirkadda diyaaradaha ee SAS ayaa khasaartay 1.9 biyan oo koron intii u dhexeeysay May illaa Julay.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.