Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Xaafadda Hässlehlmen oo dhacda magaalda Borås ayey doorashada sannadka ka qayb qaateen labadii qofba mid, waana mid ka hooseeysa doorashadii middan ka horreeysay ee 2018-kii. In cunista hilibka lagu bedesho noocyo kalluunka iyo xayawaanka qolfaha ku jira ee badda laga helo ka mid ah ayaa dhimi kara culayska wasakhaynta hawada, isla markaana kaga wanaagsan caafimaadka, sid ku caddaatay natiijo ka soo baxday cilmi-baaris caalami ah. Deegaan doorasheedka, xaafadaha cidhifka galbeed ee magaaladda Stockholm oo uu ku jiro deegaanka Järva ayaa tiradda…
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.