Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Afhayeenka baarlammaanka Sweden Andreas Norlén ayaa maanta war saxafadeed uu qabtay awuxuu uga warramay geeddi socodkii ay soo martay hawsha xukuumad dhisidda ka dib doorashii dhacday 11 september
Guri la xabadaeeyay saakay aroortii oo ku yaal Lunden oo dhacda bariga Göteborg ayaa waxaa deggen haweeney boolis ah sida uu soo tebiyey P fyra. Göteborg, iyo warar kale.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.