Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Daanyeero nuuca Chembansiga ah oo shalay ka baxsaday beerta xayawaanka ee Furuviksparken oo la ogeyn meesha ay cag dhigeen. Afar daqiiqadood oo lagu sugnaado qasabadda qubeeyska – Shirkadda guryaha ABK ee degmada Kritianstad ayaa macaamiisheeda guryaha ka kireeysta u diraysa saacad wakhti ku xaddidan oo aanay biyuhu karin iyo warar kale oo xiiso leh.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.