Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Dawladda ayaa dooneysa in la dheereeyo xilligii loogu talagaley taageerada ku meelgaarka dhaqaale ee guryaha qoysaska carruurta leh.
Hay'adda qaan ururinta ee Koronfongden ayaa kala wareegtey, dad qaan lagu lahaa silsiladdo dahab ah, jaakado qaali ah, lacag caddaan ah iyo gawaari tan iyo kowdii bishii Ogosto, kolkaas oo uu dhaqan galay sharci cusub. Iyo warar kale.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.