Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Maxkamadda Sare ayaa khamiistii go'aamisay in aaney jirin wax sharci ah oo taageeraya in la mamnuuco khimaarka xijaabka ah ee ay isticmaalaan gabdhaha dhigta dugsiga xannaanada iyo sikuullada hoose.
Hoggaanka gaadiidka ayaa bilaabaya nidaam cusub oo uu tareenku ku shaqayn doono, taas oo abuurtay walwal badan.
Nidaamka A kassada ayaa mar kale dib u hawl galay iyadoo iminka dadku ay diri karaan saacadaha ay lacagta ku dalbanayaan, iyagoo lacagtana ku helaya wakhtigeeda.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.