skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee  Radiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Turkiga ayaa soo dhoweeysay tarxiil uu dalkani ku sameeyay nin ka soo jeeda qowmiyadda Kurdida oo ay horey maxkamad ku taala dalka Turkigu ku xukuntay gacansaar uu la lahaa xisbiga PKK, hase yeeshee uu dalkaasi uu bixineyo dhambaallo inuu doonayo wax intaa ka badan inta aanu ansixin ka mid noqoshada Iswiidhen ee Gashaanbuurta Nato.

Maanta ayaa la soo gabagabeeyey maxkamaddii racfaanka ee lagu qaadayey eedeeysane 18 jir ah oo maxkamadda degmadu horey ugu xukuntay xabsi daa'in dilkii uu u geeystay laba macallin oo wax ka dhigi jirey Iskuul ku yaala…

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.