skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Xukuumadda oo baaris u saartay sidii loo adkeeyn lahaa ammaanka haweenka lagu tacadiyo.

Cilmi-baare ka howlgeli jirey jaamicadda Istockholm oo la ogaaday inuu aaminsanaa fikradda naaziga, islamarkaana chatt-ka kula xiriiri jirey eedeeysanihii Visby ku dilay kuleeylihii haweeney,, midkaasina oo lagu soo eedeeyey dil iyo fal argagixisnimo.

Waalidiin dalka kala carara ilmahooda sidii ey uga badbaadin lahaayeen toogashooyinka dalka ka dhaca.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.