Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wararka
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Waxaa socda dhegeysiga maxkamadda labo nin oo walaalo ah, oo lagu tuhunsan yahay in ay howlo basaasnimo oo ka dhan ah oo dalka Sweden ku lug lahaayeen, laguna eedeeyay in u shaqeynayey Ruushka. Dhegeysiga maxakamadda ayaa maanta ka socota magaalada Stockholm.
Haweeney macallimad ka ahayd degmada Nynäshamn, kana tirsanayd xisbiga Sverigedemokraterna, ayaa shaqadii laga joojiyey ka dib markii lagu helay in ay shabakadda internetka ku faafisay dacaayad naasiisinimo toban sano ka hor. Iyo warar kale.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.