Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Ka dib dhacdadii ka dhacday tareenada dhulka hoostiisa mara ee magaaladda Stockholm ee xagaagan, markii nin ku dhintay howlgal ay sameeyeen koox waaridyeyeaal ah /ilaaladii goobta.
Hayadda saadaalinta hawada ayaa uga digeeysa nawaaxiga koonfur-bari ee dalka Iswiidhen roobab badan oo halis u ah iney daadad ka dhashaan. Bulshada reer Iswiidhen oo barkood wax ka bedeleen kharashaadka adeegyadooda.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.