Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Hayadda tamarta oo bilaabeeysa olole bulshada lagu dhiirigelineyo inay yareeyaan isticmaalka korontada. Wax soo saarka Iswiidhen ee sannadka 2023 oo uu Danke Bank saadaaliyey inuu hoos u dhici doono 1,4%, islamarkaana shaqa-la'aantu kor u kacdo oo ay gaarto 8,2%. Maalinta burka qorfaha leh ee lagu magacaabo "Kanelbulle.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.