Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Dowladda Shiinaha ayaa laga war helay in ay magaalada Stockholm ku leedahahay xarun isku-dubbarid oo lagula socon karo dadka shiinees ee dibad jooga ah. Sida ay qortey wakaaladda wararka Iswiidhen ee TT
Laba albaab oo ka mid ah daaraha ku yaala koonfurta magaalada Eskilstuna ayaa xabbado lala beegsaday, sida ciidanka ammaanku ku qoray shaashaddaa boggiisa. Iyo warar kale.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.