Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Hayadda kormeerka dhaqaalaha ayaa sahlaysa xeerarka si qaxootiga loogu sahlo inay yeeshaan akawn ama koonto bangi. Faafidda covid-19 ayaa kor u kacaya dalka dhammaantii, sida laga soo xigtay jaamicadda beeraha oo saamaysay tijaabo ku samaysay bullaacadaha. Wasiirka arrimaha dibadda Sweden Tobias Billström ayaa maanta booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga, si ay dhiggiisa Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu, uga wada hadlaan geeddi socodka ku biiridda Sweden ee Nato.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.