skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyah Sweden

Ciyaaryahanka Zlatan Ibrahimovic oo 41 jir ah ayaa ka mid noqonaya xulka qaran ee tartanka isreereebka koobka Yurub. Hayadda hoggaanka bulshada – Socialstyrelsen ayaa soo bandhigtay shaashad aqooneed loogu talo galey sidii looga hortegi lahaa falalka qudha la isaga jaro. 11-kii maarso ayaa ku aadanayd saddexsanoguuradii markii uu qofkii ugu horreeyay Iswiidhen uu la geeriyooday cudurkii safmareenka ee covid-19.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.