Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Nin lagu tirinayo in uu ka tirsanaa shabakad dembiileyaal ah ayaa maalintii Krismiska toogasho lagu diley.
Shantii sannadood ee ugu dambeeyey ayey laba jibbaarmeen ganaaxa loo qoro gawaarida ku socda xawliga sare.
Daraasad cusub oo laga sameeyey saddex goabol oo dalka ka mid ah, ayaa lagu ogaaday inuu cayilka iyo midka xad-dhaafka ah ee dhallaanka 3 illaa –jirka ah uu cayilkoodu kor u kacay intii lagu guda jirey xanuunkii safmareenka ee covid-19.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.