skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Afhayeenka baarlamanka Iswiidhen ayaa sheegay inuu ka xun yahay inuu dalka turkigu joojiyey booqashadii uu toddobaadka foodda innagu soo haya ku tegi lahaa magaalada Ankara.

Tirada haweenka ee ku dhaqan magaalada Göteborg ee helay gargaarka dhanka gudniinka, ayaa laba jibaarmaay tan iyo sannadkii 2021.

Geedka ku caanka ah Kirismaska "Julgran" oo gabbaad badda dhexdeedaa u noqon kara noocyo kalluunka ka mid ah, gaar ahaan kuwooda yaryar.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.