Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Ciidammada nabadsugidda Sweden ayaa sheegay in ay u jeedaan khatarta weerar ku wajahan Sweden ay kor u kacday, sida ay ku soo qoreen bartooda Twitter ka.
Booliiska Stockholm oo u diiday ogolaansho in Qur'aanka lagu hor gubo safaaradda Turkiga ee Sweden.
Sweden ayaa eegaysa fursad ah in dalka lagu qabto cayaaraha jiilaalka ee Olombikada adduunka Vinter OS 2030 ka.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.