skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Maanta oo talaado ah ayaa waxaa magaalada Bryssel oo xarunta Nato ku kulmay wasiirrada gaashaandhigga gaashaanbuurta Nato.

Isniinta foodda innagu soo haysa oo ku beegan 20-ka bisha feeberaayo waxaa qalliin dhanka wadnaha ah lagu sameeyn doonnaa boqorka dalka Carl XVI Gustav.

Qeybo badan oo dunida ka mid ah ayaa maanta waxay ku asteeysan tahay maalin jacayl ama Valentine's day.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.