skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Sweden

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Laba nin oo wejiga u duuban yahay isla markaana hubeeysan ayaa maalintii shalay nin maxbuus ah ka soo furtay isbitaal ku yaalla magaalada Norrköping.

Maanta ayaa ku aaddan sannadguuradii ugu horreeysay ee ka soo wareegta markii dalka laga qaadey dhammaan xayiraadihii xanuunka safmareenka ee covid-19.

Qaar ka mida dukaanada iibiya alaabooyinka gacan labaad ka ee ku yaalla Sweden ayaa qeyb ka ah howlo taakuleyn oo lagu caawiyo dad ku sugan dalka gudihiisa iyo dibediisa.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.