Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Gobolka Gävleborg ayaa waxaa ku nool dhallinyaradda da'dooda u dhaxeyso 18-24 oo ay heyso shaqo la'aanta ugu badan Sweden
Kobaca dhaqaalaha Sweden ayaa noqday midka ugu liita waddamada midowga Yurub, iyadoo Sweden tahay waddanka keliya ee uu dhaqaalihiisu is dhimay.
Toddobaadka foodda innagu soo haya ayuu u bilaaban doonaa reer Göteborg toddobaadka fasaxa ee ciyaaraha "sportlovet."
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.