skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

Dalka Finland ayaa ku adkeeysanaya go'aankiisii ahaa iney Iswiidhen iyo Finland mar wada galaan ururka gaashaanbuurta Nato.

Wakaaladda xoogga korontada Sweden ee Svenska Kraftnät ayaa maanta soo gudbisay hindisaheeda sida uu u ekaan doono kaalmada korontada wejiga labaad.

Xulka kubadda gacanta Sweden ayaan wax billad ah ka soo hoyn ciyaaraha adduunka kubadda gacanta oo qeyb ahaan uu dalku marti geliyay sannadkan.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.