Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Shirkadda SAS, jaamicado iyo hayado lagu weerarey aaladda cyper-ka. Waxaa sheegtay koox isku magacaawday qarsooneyaasha Suudaan.
Guddiga doorashooyinka ee isutagga ururrada kubbadda cagta Iswiidhen ayaa soo jeediyay in guddoomiyaha isutaggaasi loo doorto madaxii hore ee xukuumadda Iswiidhen Fredrik Reinfeldt, sida uu ururku ku qoray boggiisa.
Bryna oo ahayd gabar yar oo 11 jir ah ayaa nafta iska goysay, iyadoo aan wax wadahadal daryeel ah ka helin xarunta caafimaadka dhimirka dhallinyarada BUP.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.