Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
Hoos u dhaca dhaqaale illaa iyo hadda ma uu horseedin in shaqo la'aantu badato, sida ku cad tirakoobka cusub ee xafiiska shaqada bishii feberaayo.
Nin soddon jir ah oo u dhashay dalka Talyaaniga ayaa wuxuu qoraayo badan ka xaday oraalladii buugagtooda oo aan weli daabicin.
Abdullahi Cadaani ayaa noqday guddoomiyaha degamada Bollnäs ee gobolka Gävleborg.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.