Shows / Hab Fikirka Tarmuuska

Hab Fikirka Tarmuuska
Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:
Sida loo abuuro caado qoraal 📓
Meesha iyo waxa aad qorayso 📍🖋️
Sida ugu habboon ee loo qoro 📝
Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan 💡, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha 🚀🏆.
Soo dhawaaw! 👋🎧
Episodes
Hab Fikirka TarmuuskaSE06ep5: Maxaad Uga Baqaysaa Inuu Qof Kaa Fiican Jiro?| Naftaada U Oggolow!
Bismilaah; Mar walba waxaa jiri doona qof kaa aqoon badan, kaa xirfad badan, ama wax kaa qurux badan sameeya. Laakiin taasi ma aha sabab aad adigu u joojiso…
Hab Fikirka TarmuuskaSE06ep4: Ha Daadin Caanaha Oo Dhan! | Naftaada U Oggolow!
Bismilaah; Mararka qaar, noloshu si qurux badan ayay inoogu socotaa, mar kalena wax baa naga qaas Qul-Qulka nolosha.🍂 Episode-kan waxaynu kaga sheekaysanaynaa…
Hab Fikirka TarmuuskaSE06ep3: Saacad iyo Badh Toddobaadkii, Maxay Kuu Qaban Kartaa? | Naftaada U Oggolow!
Bismilaah; Mararka qaar, waxa inaga hor istaaga inaan bilowno waa cabsida ah inaynaan sii wadi doonin. Mar kalena, waxaynu bilownaa wax badan, balse aynaan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE06ep2: Geedka Aad Gacanta Ku Sidato, Beer! 🌱| Naftaada u Oggolow!
Bismilaah; Mararka qaar, waxa inaga hor istaaga inaan bilowno waxyaabaha aynu rabno waa fikirka ah inaan marka hore u baahanahay inaan wax walba ka baranno…
Hab Fikirka TarmuuskaSE06ep1: Nafta Aan Fasaxee, Maxaan U Fasaxaa? ⭐️| Naftaada U Oggolow!
Bismilaah; Mararka qaar waxa inaga maqan ma aha fursad, ee waa fasaxa aan nafteena ka sugayno. 🤍 Laakiin waa maxay waxa aan nafteena u fasaxayno? ✨
Hab Fikirka TarmuuskaSeason 6 Trailer | Naftaada U Oggolow!
Bismilaah; Mararka qaar, waxa keliya ee inaga maqan waa inaan nafteena u oggolaanno. 🤍 Dhagaysi wacan!
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep:Final: Saddex Cashar oo Labo Safar Ay I Bareen ⛵️| Safar!
Bismilaah; ⛵️ Laba safar, laba sano, iyo casharro badan oo dhexda lagu bartay. Maanta waxaan idinla wadaagayaa saddex cashar oo labadii safar ay i bareen.🤍…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep14: Maxaad Xabaarsan Tahay? | Safar!
Bismilaah; Maxaad Xabaarsan Tahay? 🌊 Ma waxaad´ xabaarsan tahay wax aadan xitaa ogeyn? Mise wax aad xambaarsantahy wax aad ogtahay tahay, balse aadan weli…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep13: 10 Sano Kadib, Maxaa Is Beddeley? | Safar!
Bismilaah; 🕰️ 10 sano kadib, haddii qofkii aad ahayd uu maanta kula kulmi lahaa, maxaa ugu yaab badnaan lahaa? Maanta waxaan dib u milicsanayaa 10-kii sano ee…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep12: Haddii Qofkii aad Ahyd 10 sano Ka Hor Kula Kulmi Lahaa.. | Safar!
Bismilaah; Haddii aad maanta la kulmi lahayd qofkii aad ahayd 10 sano ka hor, maxaa kaa yaabin lahaa? Maanta waxaan ka hadlaynaa 3 qodob oo sahla inaad dib ugu…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep11: Haddii Aan La Hadli Lahaa Hodantaydii Yarayd 🫂❤️| Safar!
Bismilaah; Haddii aan maanta la hadli lahaa Hodantaydii yarayd, maxaan u sheegi lahaa? ❤️ Qaybtan waxaan kaga hadlayaa wax aan jeclaan lahaa inaan fahmo anigoo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep10: 🤝 Yaan Wax La Wadaagnaa, Maxaanse Wadaagnaa? | Marti: Sahro 🎙️ | Safar!
Bismilaah; Qeybtan waxaan kaga sheekeysaneynaa farshaxanka wax wadaagga🤝 laga bilaabo wadaagga aqoonta ilaa geesinimada ku jirta inaad si nugul ula wadaagto…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep9: 🍋Inta Rajadu Jirto... 🍋As Long as There Is Hope..🍋| Safar!
Bismilaah, 🍋 Inta Rajadu Jirto... Qeybta caawa, waxaan ku milicsaneynaa hal fikrad oo qoto dheer oo laga dheehan karo buugga As Long as the Lemon Trees Grow…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep8: Waa Maxay HYROX? ❓🏃♀️| My Summer Challenge
Bismilaah; Maxaa iga soo jiitay HYROX, maxaanse ka bartay daawashadii Tartanka Adduunka ee Stockholm? Qeybtan waxaan kula wadaagayaa 5 cashar oo aan ka qaatay…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep7: The Art of Noticing 👀 | Safar!
Bismilaah; Halkan waxaan caawa ku lafo guraynaa Sida feejignaantu u abuurto fursado iyo sababta ficilku uga dhigo fursadahaas kuwo Macno leh. Dhagaysi Wacan!
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep6: Duqowgu ma da’daa mise waa damiirka? | Safar!
Bismilaah; Ku soo dhawaaw Safar, aan caawa Jawaab ugu raadinayno su aasha ah "Sabab ayay nuugu adag tahy inaan tijaabino, ku dhiirano oon barano, sidoo kalena…
Hab Fikirka TarmuuskaSE5ep5: Ma Shaahaa Mise Waa Sheeko Kale? | Safar!
Bismilaah; Qaybtan Waxaan kaga sheekaynaynaa caadooyin, Xasuus, iyo Sida qalbigu mararka qaar ugu dheggan yahay wax ka qoto dheer inta aan is leenahay ama…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep4: Mushkiladdu ma teleefankaa mise weligeed ayay jirtay? | Safar!
Bismilaah; Isku soo noqod wanaagsan dhamaan akhyaarta ku xiran Hab Fikirka Tarmuuska. Halkaan ka dhagaysi sheeko 130 sanno jirto, oo ka dheeho muhiimada…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep3: Sidee Ayaad Naftaada Ula Hadashaa? (6 Su’aalood oo Kuu Caddeynaya)
Inta badan waxaan diiradda saarnaa sida aan ula hadalno dadka kale, laakiin marar yar ayaan is weydiinnaa: sidee ayaan nafteena ula hadalnaa? Qeybtan, waxaan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep2: Some things are not Taught, they are Caught | Safar!
Bismilaah; Xalqadan waxaan kaga hadlaynaa farqiga u dhexeeya The passive mind vs The observant Mind iyo mida ay tahay in aan ku dedaalno. Dhagaysi Wacan!
Hab Fikirka TarmuuskaSE05ep1: Hal caado oo aan qasab kugu ahayn — balse noloshaada dhisaysa | Marti: Abdikafi | Safar!
Bismilaah; Marti cusub! Horumarka dhabta ah ma aha inaad hal habeen guusha gaarto, ee waa inaad ogaato jihada saxda ah. U dabaalato dhanka hirku kaa xigo si…
Hab Fikirka TarmuuskaSeason 5 Trailer | Safar!
Bismilaah; Waa markale iyo kalkii 5.aad, kaalay oo safarkan cusub ka qayb qaado!
Hab Fikirka TarmuuskaSE04: Final ep: Haddii Aadan Ogeyn Waxa Aad Raadineyso, Wax Qaldan Ayaad Ku Mashquuleysaa | Dhugatayee, Maxaad dhigi!
Bismilaah; Haddii aadan ogeyn waxa aad raadineyso, waxaad ku mashquuli kartaa wax aan ku dhisayn. Qaybtan waa gunaanad ku saabsan jihada toosan, su'aalo sax…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep15: Sidee tahay? Ma Is waydiisay?
Bismilaah; Saakana waa su'aale , sidee tahay?
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep14: Ma Akhrinta ayaa ku bedesha Mise Waxa aad akhrido?
Bismilaah; Sanad walba waa nala yiraahdaa wax badan akhri, balse nalama baro sida si fiican wax loo akhriyo. Qaybtan, waxaan kula wadaagayaa isbeddelkii aan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep13: Takooridda Aan Ka Aamusanahay: Bulshada Soomaaliyeed 🪞🧠🖤 With Shamso Ahmed ┃ Dhugatayee Maxaad Dhigi!
Bismilaah; Takooriddu mar walba kama timaaddo dibadda — mararka qaarkood waxay ka dhex jirtaa bulshadeenna. 🪞 Qaybtan, waxaan si toos ah u eegaynaa sida kala…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep12: Waxaad Rumaysato Ayaad Noqotaa 🧠✨
Bismilaah; Qaybtan waxaan ku eegaynaa saddex sheeko oo muujinaya awoodda rumaysadka (beliefs) 🧠 sida waxa aad aaminsan tahay ay run ay u noqdaan. Waxaan sidoo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep11: Yaysan Kuu Raacin 2026 Caadooyinkii Ku Dilay 2025!
Bismilaah; Duug dhammaan caadooyinkii ku dilay 2025. Ha u ogolaan inay kuu raacaan 2026. Hadda go’aanso qofka aad noqonayso, ka hor inta uu sannadku bilaaban.
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep10: Maxay Noogu Adagtahay inaan dhahno "Waan ku jeclahay?" with Abdullahi | Dhugatayee, Maxaad Dhigi!
Bismilaah; Qaybtan waxaan la sheekaystay Cabdullaahi oo nagala soo hadlaya dalkii hooyo, gaar ahaan Muqdisho. Wada sheekaysigeennu wuxuu iftiin saarayaa…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep9: 5-ta Nooc ee Kalsoonida, Midkee ayaa xoojin kaaga baahan? | Dhugatayee Maxaad Dhigi!
Bismilaah; Qaybtan waxaan ku sharaxayaa 5-ta nooc ee kalsoonida si aan nafteena u baranno 😄💪. Maxay kala yihiin, sideese ku garan kartaa kuwa aad ku xooggan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep8: The Final 5 Weeks oo Go’aamiya Guusha Sannadka!
Bismilaah; Shanta isbuuc ee ugu danbaysa sanadka waxay la yimaadaan labo dareen midood. Culays ama Farxad iyo rayn rayn. Suaal marka: Keebaad adigu hadda…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04EP7: Kan ilaasho, Kana Tuur! With Fadumo Hasan | Dhugatayee Maxaad Dhigi!
Bisilaah; Qaybtan waxaan la fariistay Jacayl badan u haya dhaqanka Soomaaliyeed. Wada sheekaysigeennu wuxuu iftiiminayaa laba arrimood: 1) Hal dhaqan oo aynu…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04EP6: Sidee Awoodda Looga Qaadaa Fikirka Xun? 🧠✨ | Dhugatayee Maxaad dhigi!
Fikir dib kuula haraya maa ku daaliyay? 🤔 Qaybtan cusub waxaan kaga hadlaynaa 3 qaab oo aad awoodda ugaga soo ceshan karto fikirka xun (Negative) 💫 Qalinkaga…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04EP5: Naftaada Baro, Ka Billow Fikirkaaga 💭 Qaybtii Kowaad | Dhugataye Maxaad Dhigi?
Bismilaah; Inta ugu badan waxaan maqalnaa “Naftaada baro,” balse xaggee laga bilaabaa? Qaybtan waxaan aad u dhex jeexaynaa badweynta aqoonta nafta qayb ta ugu…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04EP4: Naftayda oon jeclaado, ma danaysi baa? 💞 | Dhugatayee Maxaad Dhigi
Bismilaah; Markaan maqallo “Naf jaceyl” waxaan waagii hore u aaminsanaa inuu yahay kibir iyo kelinimo. Laakiin maanta waxan ogaaday inuu yahay bilowga ISBEDEL…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04EP3: 🎙️ Naftaada Ma Jeceshahay? Haa, Hadaba fadhiga Ka Kac! | Dhugatayee Maxaad Dhigi
Bismilaah; Mararka qaar fadhigu waa nasasho, laakiin haddii uu bato oo dheeraado, wuxuu dhalaa wax layiraahdo shalayso oo hadhoow nagu noqda bahal si arxan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep2: Sabab ayuu isbeddelku u adagyahay? Iyo Maxamed Cali | Dhugataye Maxaad Dhigi?
Bismilaah; Qaybtan waa wada sheekaysi furan oo uu nagala soo qayb galay Maxamed Cali, annagoo si hufan uga hadlayna micnaha iyo ujeeddada “Dhugataye Maxaad…
Hab Fikirka TarmuuskaSE04ep1: ✨ Hal sano oo Podcasting ah iyo 50 xalqadood maxay i bareen? | Dhugataye Maxaad Dhigi!
Bismilaah; Haddii aad weligaa ku hamin jirtay inaad wax qabato 💭, ay jirto fikrad mar walba kugu soo noqnoqota mid aad rabtay inaad bilowdo laakiin aadan weli…
Hab Fikirka Tarmuuska🎬🎙️ Season 4 Trailer | Dhugatayee Maxaad Dhigi 🕊️📜
Bismilaah; 🎙️ Season 4 Trailer; Waa waqtigii aan dib u xusuusanlahyn wixii aan qornay, aan sharafno qaybaha wanaagsan ee na sameeyey, iyo aan geesinimo u…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP16 Final Ep : Dhimashadu ma dhammaad baa? ❓ – Ma fiyoorahaa mise waa fikirkayga?
Bismilaah; Qaybtan waxaan ka sheekeynayaa sida ubaxu u dhasho, u koro, u qurux bato, ugu dambeyntiina u engego. 🌸 Laakiin… ma halkaas baa sheekadu ku…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP15: Deegaanka miyaa go'aamiya horumarka? 🌍🌱| Ma Fiyoorahaa Mise Waa Fikirkayga
Bismilaah; Ubaxa Lotus wuxuu ku dhashaa dhoobo iyo biyo wasakh ah, haddana wuxuu noqdaa mid ka mid ah ubaxyada ugu quruxda badan adduunka. 🎋 Casharka? Waxaa…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP14: Qof kastaa wuxuu leeyahay Socod u gaar ah, waa kee socodkaagu?🚶🏾♀️🧕🏾🐌🐜 | Mindset Shift
Bismilaah; 🐌✨ Qaybtan cusub ee Mindset Shift waxa aan daaha ka qaadeynaa casharro qoto dheer oo laga barto Cali_Dhareerowga (sluga) gaabiska. Maxaa yeelay…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03ep13: Caqabadaada kaliya waa TELEFOONKA!
Bismilaah Xalqadaan waxaa igu wehliya Fatush iyo Iftin, waxayna wax badan naga yiraahdeen Teleefonka , Scroll-ka, dhibaatadiisa, iyo waxa aan ku xalin karno…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP12: Noqo Mashquul, Mugdi Ha Ku Qaadan Dayrta /Autumn 🍂
Bismilaah; Dayrta iyo mugdiga jiilaalka ha ka baqin! 😌✨ Baro sida loo ga hortago murugada aan dhicin, loo helo farxad, iyo sida maskaxda loo beddelo si xilliga…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP11: Ma adigaa haya hoggaanka noloshaada 🚀 mise kuwani? 🤔💭😟⏳
Bismilaah; ✨ Qaybtan waxaan ka hadleynaa khatarta ugu weyn ee aan badanaa iska indha tirno: wax samayn la'aan (Doing nothing) . Mararka qaar nasashada ujeeddo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP10: 🌸 Quruxda Kala Duwanaanta 🌸(Ma fiyoorahaa mise waa Fikirkayga)
Bismilaah; Episode-kan waxaan ku eegaynaa sida dunida ubaxyadu inoogu barayaan casharro muhiim ah 🌼. Midabyo kala duwan, udug kala duwan, iyo xilliyo kala…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP9: Hordhaca taxanaha "Ma fiyoorahaa mise waa fikirkayga?"
Bismilaah; 🎙️ Qeybtan hordhaca ah ee taxanaha cusub, waxaan si tartiib ah ugu guda galeynaa ka faa’iidaysiga ubaxa 🌸 iyo halka uu nolosheena ka shabaho. Muxuu…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP8: Markii Aan Dib Isu Eegay… 90-kii Labaad ee 2025-ka!
Bismilaah; Qaybtan cusub ee podcast-ka, waxaan milicsanayaa 90-kii maalmood ee labaad ee sannadka 2025. Wixii aan ku guuleystay, meelaha aan ku liitay, iyo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP7: Capture It, Before It Fades ⏳✍️
Bismilaah; ⚠️📢Shanqadh ayaa ka yeeraysa qaybo ka mid ah xalqadan🔊 Waad ku mahadsantahay samirkaaga iyo sida aad mar kasta ii dhagaysato ❤️. Qaybtan 📖 waxaan ku…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP6: Marka Maskaxdu Buuxsanto… Dhaqaaq! 🚶♀️🌀
Bismilaah; 🌿 Dabeecadda oo dhan way socotaa ☀️🌙🌬️☁️ Maalinta, habeenka, cirka, dabaysha. Inaguna sideen u dhaqaaqnaa jir ahaan 💪, dareen ahaan 💭, iyo ruux…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP5: Roobku muxuu ku xasuusiyaa? 🌧️🪷💭☔️
Bismilaah; Roobku waa raxmad ☔️, waa xasuus 💭, waa bilow cusub 🌱. Qaybtan cusub ee 🎙️ podcast-ka, waxaan ka hadlaynaa sida roobku inoo xasuusin karo imaan 🕌…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP4: Wareeji Qalinka,✍️Dhaqaaji Maskaxda🧠 Sirta Tijaabinta Xirfadaha 🔓Cusub
Bismilaah; Ma ogtahay in barashada hal xirfad cusub ay u shaqeyso maskaxdaada sida jimicsi ugu yahay jirkaaga? 🏋️♂️ Soo ogow faa'iidooyinka qarsoon ee lagu…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP3: Xagee ayaad maanta joogtaa? 🌊🦆
Bismilaah; Xagee ayaad maanta joogtaa? Mararka qaar, waxaan u ekaan karnaa kuwo deggan ama xasilloon , laakiin gudaha waxaa ka socda dadaal, korriin iyo isku…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03EP2: Dib u soo kabashadu ma dib u dhacbaa mise? 🍂➡️🌼
Bismilaah; Haddii aad dareentay daal, hoos u dhac, ama waqti aan xasilloonayn, waa caadi. Dib u soo kabashadaadu waa qeyb ka mid ah safarka. Waa astaanta ubax…
Hab Fikirka TarmuuskaSEO3EP1: Waxa Kaa Agdhow Ma Aragtaa?🌿☀️👀 (Theme intro)
Bismilaah; Ku soo dhawaaw kalfadhigan saddexaad, kaas oo kaliya naga codsanayaa hal shay: in aan is-joojino 🌿, eegno 👀, oo aan dareenno 🤲🏽. Waayo markaad…
Hab Fikirka TarmuuskaSE03: Hordhac (Trailer) Kalfadhigii 3-aad: Fahamka Abuurka Alle iyo ka ficil qaadashadiisa!
Bismilaah; Xilli cusub oo degganaan iyo ubax ah ayaa bilowday. 🌸 - Marka nafta waan xaadiri doonaa, waan u fiirsan doona 🌿 - Sheekooyin ka imanaya Abuurka Alle…
Hab Fikirka TarmuuskaBest of Season 2 ✨🧠💭⚡✍️
Bismilaah; Qeybtan dib u eegista ah waxaan ka soo xulnay dhawr cashar oo Season 2 ka mid ahaa, kuwaas oo si qoto dheer u taabtay: 🧠 Maskaxda & rumaynta nafta ✨…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP16: Saddexdan Qodob Ayaa Hab-Fikirkayga Bedelay – Season 2 (Final episode)
Bismilaah Sidee ayay 16-ka qeyb ee Season 2 u beddeleen fikirkeyga, nolosheyda, iyo ducadeeydaba? 🧠✨ Qeybtaan waxaan kula wadaagayaa 3 qodob oo noloshayda si…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP15: Ma Dooneysaa Inaad 90 Maalmood Is Beddel Ku Samayso? 🌱
Bismilaah; Ma ogtahay in 90 maalmood oo kaliya aad ku beddeli karto maskaxdaada, jirkaaga, iyo ruuxdaada? 🎯 Qaybtan waxaan ku qaadaa dhigaynaa: 🧠 Hal wax oo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP14: Adiga Aan Weli Dhiirranin (The You That Hasn’t Been Brave Yet) The Mindset shift serie
Bismilaah; 90-kii maalmood ee ugu horreeyey 2025 waa dhammaadeen. Siduu ahaay safarkaagii? Maxaad Haleeshay? Maxaad seegtay? ⏳🤔 🔹 Ma ogtahay in qayb cusub ay…