skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE03EP3: Xagee ayaad maanta joogtaa? πŸŒŠπŸ¦†

Bismilaah;

Xagee ayaad maanta joogtaa?

Mararka qaar, waxaan u ekaan karnaa kuwo deggan ama xasilloon , laakiin gudaha waxaa ka socda dadaal, korriin iyo isku day. Qeybtan waxaan uga sheekeynayaa mallard-ka, geedaha, iyo buugaagtii aan akhriyey, iyo sida ay noo tusinayaan in dadaalka qarsoon uu ugu dambeyn keeno midho. πŸŽ§πŸŒ±πŸ¦†

Dhageyso si aad u xasuusato, in dhaqaaq kastaa uu qiimo leeyahay β€” xitaa kan aan la arkin.

The skinny

The skinny isn't ready yet β€” notes appear once the transcript is processed.