skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE04EP6: Sidee Awoodda Looga Qaadaa Fikirka Xun? 🧠✨ | Dhugatayee Maxaad dhigi!

Fikir dib kuula haraya maa ku daaliyay? 🤔

Qaybtan cusub waxaan kaga hadlaynaa 3 qaab oo aad awoodda ugaga soo ceshan karto fikirka xun (Negative) 💫

Qalinkaga, codkaaga, iyo qof aad ku kalsoon tahay ayaa noqon kara furaha xorriyadda maskaxda. 🖊️🎙️🫶🏽

Dhagayso si aad u barato sida aad ugu beddeli karto fikir xun mid ku dhisa. 🌱

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.