skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE03EP15: Deegaanka miyaa go'aamiya horumarka? 🌍🌱| Ma Fiyoorahaa Mise Waa Fikirkayga

Bismilaah;

Ubaxa Lotus wuxuu ku dhashaa dhoobo iyo biyo wasakh ah, haddana wuxuu noqdaa mid ka mid ah ubaxyada ugu quruxda badan adduunka. πŸŽ‹

Casharka? Waxaa jira qurux iyo awood gudahaada ah, xitaa haddii deegaankaagu adag yahay. πŸ’ͺ🏽✨

Qeybtan waxaan ku baran doonaa sida fikradahaaga iyo waxa aad quudiso maskaxdaada ay u qaabeeyaan noloshaada. Iyo sida aad ugu abuuran karto qurux iyo xoog, meel kasta oo aad joogto. 🌍🌸

The skinny

The skinny isn't ready yet β€” notes appear once the transcript is processed.