Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE04EP3: 🎙️ Naftaada Ma Jeceshahay? Haa, Hadaba fadhiga Ka Kac! | Dhugatayee Maxaad Dhigi
Bismilaah;
Mararka qaar fadhigu waa nasasho,
laakiin haddii uu bato oo dheeraado, wuxuu dhalaa wax layiraahdo shalayso oo hadhoow nagu noqda bahal si arxan daro ah noo cuna. ⏳
Dhageyso qaybtaan si aad u ogaatid sababta ay dhaqaaqidu muhiim u tahay 💫
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.