skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE06ep5: Maxaad Uga Baqaysaa Inuu Qof Kaa Fiican Jiro?| Naftaada U Oggolow!

Bismilaah;

Mar walba waxaa jiri doona qof kaa aqoon badan, kaa xirfad badan, ama wax kaa qurux badan sameeya. Laakiin taasi ma aha sabab aad adigu u joojiso samaynta waxa aad awooddo. 🤍

Episode-kan waxaynu kaga sheekaysanaynaa kalsoonida, fikradaha aynu dayacno, iyo sababta ay muhiim u tahay inaynu marka hore bilowno, dabadeedna ku horumarno waxa aynu samaynayno. ✨

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.