Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE04ep12: Waxaad Rumaysato Ayaad Noqotaa 🧠✨
Bismilaah;
Qaybtan waxaan ku eegaynaa saddex sheeko oo muujinaya awoodda rumaysadka (beliefs) 🧠sida waxa aad aaminsan tahay ay run ay u noqdaan. Waxaan sidoo kale ka hadli doonaa sida rumaysad kastaa u yahay sheeko la barto oo qofku isu sheego 📖, isla markaana ay tahay mid la beddeli karo 🌱✨.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.