skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE03EP5: Roobku muxuu ku xasuusiyaa? 🌧️πŸͺ·πŸ’­β˜”️

Bismilaah;

Roobku waa raxmad β˜”οΈ, waa xasuus πŸ’­, waa bilow cusub 🌱. Qaybtan cusub ee πŸŽ™οΈ podcast-ka, waxaan ka hadlaynaa sida roobku inoo xasuusin karo imaan πŸ•Œ, rajo iyo nafis.

Mararka qaar qalbigeennu wuxuu noqdaa sida dhul qallalan oo kale πŸ˜” laakiin roobka raxmadda Ilaahay 🀲🏽 ayaa soo da’a, qalbigana dib ayuu u noolaadaa πŸ’š.

Dhageyso ➑️ Ka fakir ➑️ Na La wadaag, adigoo isweydiinaya:

"Roobku muxuu i xasuusinayaa?" πŸŒ§οΈπŸ’¬

The skinny

The skinny isn't ready yet β€” notes appear once the transcript is processed.