Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE03EP14: Qof kastaa wuxuu leeyahay Socod u gaar ah, waa kee socodkaagu?πΆπΎββοΈπ§πΎππ | Mindset Shift
Bismilaah;
πβ¨ Qaybtan cusub ee Mindset Shift waxa aan daaha ka qaadeynaa casharro qoto dheer oo laga barto Cali_Dhareerowga (sluga) gaabiska. Maxaa yeelay, noloshu mar walba degdeg ma aha. Quraanjadu waxay na bartaan xawaare iyo wadajir, halka slugu uu na baro dulqaad iyo Adkaysi.
π Haddaba, sidee ayay u dhici kartaa in waxa aad u aragto daciifnimo ay dhab ahaantii noqdaan xooggaaga?
π Sidee ayaad uga dhigi kartaa culayskaaga mid iftiin kuu noqda, halkii uu kuu noqon lahaa culeys?
Dhagayso qaybta oo ogaaw: β¨ Sheekadaada guusha weli way ku sugeysaa.
The skinny
The skinny isn't ready yet β notes appear once the transcript is processed.