Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE03EP11: Ma adigaa haya hoggaanka noloshaada π mise kuwani? π€ππβ³
Bismilaah;
β¨ Qaybtan waxaan ka hadleynaa khatarta ugu weyn ee aan badanaa iska indha tirno: wax samayn la'aan (Doing nothing) . Mararka qaar nasashada ujeeddo leh π§ββοΈ waxay nolosha keentaa degenaansho, balse marka fikir badan π, cabsi π iyo dib u dhigista β³ ay xukunka qabsadaan , waxaad ku dambayn doonaa waxba qabanin. Haddaba, ma adigaa haya hoggaanka noloshaada mise kuwani? π πͺ
The skinny
The skinny isn't ready yet β notes appear once the transcript is processed.