Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE05ep8: Waa Maxay HYROX? βπββοΈ| My Summer Challenge
Bismilaah;
Maxaa iga soo jiitay HYROX, maxaanse ka bartay daawashadii Tartanka Adduunka ee Stockholm? Qeybtan waxaan kula wadaagayaa 5 cashar oo aan ka qaatay daawashada HYROX World Championship iyo sababta aan HYROX uga dhigtay Tijaabintayda xagaagan. βοΈπͺ
Dhagaysi Wacan!
The skinny
The skinny isn't ready yet β notes appear once the transcript is processed.