skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE04ep1: ✨ Hal sano oo Podcasting ah iyo 50 xalqadood maxay i bareen? | Dhugataye Maxaad Dhigi!

Bismilaah;

Haddii aad weligaa ku hamin jirtay inaad wax qabato 💭, ay jirto fikrad mar walba kugu soo noqnoqota mid aad rabtay inaad bilowdo laakiin aadan weli ku dhiiran 😔 ama aadan garan sida loo bilaabo 🚶‍♀️…

Haddii ay saas tahay, qaybtaan waa tii aad ka heli lahayd talooyin iyo xooggii aad wax ku bilaabi lahayd 🎧✨

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.