Shows / Hab Fikirka Tarmuuska

Hab Fikirka Tarmuuska
Hab Fikirka Tarmuuska waa podcast diiradda saaraya qoraalka ✍️ iyo sidii loogu adeegsan lahaa kobcinta shakhsiyadda, fahamka fikradaha 🧠, iyo horumarinta hab-fikirka. Halkan waxaad ka heli doontaa:
Sida loo abuuro caado qoraal 📓
Meesha iyo waxa aad qorayso 📍🖋️
Sida ugu habboon ee loo qoro 📝
Intaa waxaa dheer, talooyin iyo fikrado ku saabsan horumarinta hab-fikir toosan 💡, kaas oo ah furaha horumarka iyo guusha nolosha 🚀🏆.
Soo dhawaaw! 👋🎧
Episodes
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP13: Ku Sagooti Su’aashan Ramadaanka 1446/2025! ✨
Bismilaah; Qaybtan waxaan diiradda saaraynaa sagootinta Ramadaanka 2025 si qoto dheer oo xusuus mudan. 🕌✨ Waxan halkan qaada dhignay saddex su’aalood oo kaa…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP12 Ducadaada Weynee! Ha Seegin 10-ka Habeen ee Ugu Khayrka Badan 🌙🤲🏽
Bismilaah; 10-ka habeen ee ugu fadliga badan waa nala soo gaadhay! 🌙✨ Xalqadan gaaban, waxaan ka hadli doonaa muhiimadda ducada iyo sida aan uga faa’iidaysan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP11 Marti Gaara:Iftin! Jimicsiga & Ramadaanka Maxay Wadaagaan? 🎙️🏋🏽
Bismilaah; Ramadaan & Workout! 🌙🏋️♂️ Ma la jaanqaadi kartaa jimicsiga inta lagu jiro soonka? Xalqaddan, waxaan la falanqeyn doonaa marti khibrad leh si aan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE2EP10: 5 Talo oo Kaa Caawinaya Xoojinta Ruuxda & Jidhka! 🤲✨ Fududee Ramadan-kaaga
Bismilaah Xalqaddan waxay ku saabsan tahay 5 talo oo sahlan oo kaa caawinaya inaad Ramadaanka uga faa’iidaysato si fudud, nafci badan, oo ajar badan leh. 🕌✨…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP9: La Fadhiiso Shamso & Fatush 🕌💫 Ramadaanka!
Bismilaah; Marti Gaara! 🎙️ Xalqadan cusub ee Ramadaanka, waxaan la fariisannay marti gaar ah: Shamso iyo Fatush! 🌙✨ Waxaan si qoto dheer uga hadalnay sida…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP8: Xagee u Socotaa? – Hel Caddeyn iyo Jihayn Dhaba 🚀📍 (The mindset shift serie)
Bismilaah: Xalqaddan waxa aynu ku lafagureynaa su’aasha muhiimka ah ee ah: Sidee ku ogaan kartaa waxa aad doonayso inaad noloshaada QABATO—hadday tahay shaqo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE2EP7 Ma' daciifnimaa Mise waa Awood? 💪✨ Sida Aad Uga Faa'iidaysan Karto Xaalad Walba. (The mindset shift)
Bismilaah Mararka qaar awooddeena dhabta ah waxay ku qarsoon tahay wax aan horey u u aaminay inay yihiin daciifnimadeenii! (Weaknesses)🎭✨ Qeybtan, waxaan ku…
Hab Fikirka TarmuuskaSE2EP6 Fikirkaaga Bedel, Noloshaada Bedel: 🧠💡Taxane cusub "Isbeddelka Maskaxda" (The Mindset Shift)
Bismilaah; Ku soo dhawoow qaybta lixaad oo ah bilowga taxanaha the mindset shift 'Isbeddelka Maskaxda' 🌟, halkaas oo aan ku sahminayno sida fikirkaaga u…
Hab Fikirka TarmuuskaSE2EP5: Fatush & Vision Board: Xaqiiqo Ka Dhig Yoolalkaaga! 🎯✨
Bismilaah; Marti Gaara! 🎙️ Xalqadan waxaan marti ku inoogu ah Fatush, martideennii ugu horreysay ee podcast-kan! 🎙️✨ Wada sheekaysigeenu wuxuu ku saabsan yahay…
Hab Fikirka TarmuuskaSE02EP4 U Qorshee Sannadkaaga Hab Fudud: U Adeegso Quarterly Quest🎯✨
Bismilaah ; Sidee Ayaad U Qorsheyn Kartaa Sannad Guuleysta? 📆 Qaybtan isbuucan waxay ku saabsan tahay qorista iyo qorshaynta sannadka cusub. Waxaan kuu soo…
Hab Fikirka TarmuuskaSE2EP3 Maxaad Ka Baratay 2024? Dib U Milicsi iyo U Diyaargarowga 2025
Bismilaah; Sidee buu 2024 kuu ahaa? 🤔✨ Qaybtan, waxaan kaga hadlaynaa muhiimadda dib u milicsiga sannadka, qiimaha shukrinta, iyo sida looga faa'iidaysan karo…
Hab Fikirka TarmuuskaS2EP2: Marmarsiyahaagu maxay kaa hor taagan yihiin? 🌟❌✨
Bismilaah; Hormarka nolosha isbeddel ayuu ku jiraa – markaad maqashid ereyga isbeddel, maxaa maskaxdaada kusoo dhaca?🎯 Aniga, "Ficil la'aan". ficil la'aan…
Hab Fikirka TarmuuskaS2Ep1: Trailer (Hordhac) Kalfadhigii 2-aad: Fahamka Nafta iyo Isbeddelka Nolosha
Bismilaah; 🔊 Allah subhanahu wa ta'ala wuxuu yiri: 'Ilaahay ma beddelo xaaladda qoom ilaa ay beddelaan waxa ku jira nafsaddooda.' (Qur’aanka 13:11) ✍️ Tani…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP15 Macsalaamee 2024: U Dir Naftaada Hadyad Farxad Leh
Bismilaah; Qamiista ugu dambaysay ee sannadkan 🗓️✨, waxaan warqad dhiirrigelin ah u qorannay nafteena mustaqbalka 💌. Warqaddan waxay noo tahay fursad aan ku…
Hab Fikirka TarmuuskaSEO1EP14 Maxaa Go’aamiya in Lagu Guulaysto ama Lagu Guuldaraysto Caadooyinka Sannadka Cusub?
Bismilaah; Caawa waxaan ka hadlaynaa sababta caadooyinka qaar u hirgalaan halka kuwa kalena ay fashilmaan. 🕰️📉 Waxaan si gaar ah diiradda u saarnaynaa…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP 13 Waa maxay Faa’iidada ‘Peak-End Rule’? Sida Loo Qaabeeyo sannad Guul iyo Xusuus Leh 2024
Bismilaah; Qaybtan waxaan si qoto dheer uga hadlaynaa: Muhiimadda maalmaha ugu dambeeya 2024 🗓️ iyo sida looga faa’iidaysan karo. Shidaalka aan ka qaadan karno…
Hab Fikirka TarmuuskaSEO1EP12 Waa Maxay 3-da Waxyaabood oo Focus-keena Dila, Sideese Looga Hortagi Karaa? 🧠🚀 ( Casharadii November)
Bismilaah; ✨ Maxaad Ka Baratay Bisha November? 🎯🚀 Qaybtan waxaan ka wada hadlaynaa: 🔍 3 caqabad oo si toos ah u dhaawaca diiradda saarida (focus) 🛡️ Sida aan…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP11 Sidee Loo Qori Karaa Qorshe Usbuuc oo Wax-ku-Ool ah? 🗓️ Mar Kale iyo Ila Qor part 05: Jadwalka Usbuuca 📋
Qaybtan waxaan ku faaqidnay: ✅ 5 qodob oo muhiim ka dhigaya qorista jadwalka usbuuca ❓ 5 su’aalood oo kaa caawinaya inaad qorto jadwal fudud oo waxtar leh 🔍…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP10 Waa maxay saddexda caqabadood oo riyooyinka naga hor istaaga? 🚫🌟🛑
Bismilaah; Caawa waxaan podcast-ka kaga hadlaynaa: Saddex sababood oo naga hor istaaga riyooyinkeena ⛔🛑🚪 🌟, saddex waxyaabood oo ay tahay inaan carruurta uga…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP09 Sideen Maalinteena Uga Dhignaa Mid Micno Leh oo Guul Ku Dhammaata? (Ila Qor part 04)
Bismilaah; Qaybtan waxaan ku wada ogaan doonaa su’aalo hagaya qofka si uu naftiisa u iftiimiyo, una fahmo waxa runtii mudan in uu xoogga saaro maalintiisa 🌅📝…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP08 Waa maxay saddexda cashar ee aan bisha Oktoobar ka bartay?
Bismilaah; Sida xilli-roobaadka 🌧️, jiilaalka ❄️, iyo xagaaga 🌞, ayuu qofkuna wuxuu leeyahay xilliyo uu ku jiro heerar kala duwan oo nafeed. Maaddaama aan ku…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP07 Sida loo qoro dib-u-eegista bisha (Monthly review) Ila Qor part 03
Bismilaah; Qaybta 7-aad ee podcast-keena, waxaan ku falanqeyn doonaa dib-u-eegista bishii tagtay 📅✨. Waxaan dhex mari doonnaa 9 su'aalood oo milicsiga bisha ah…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP06 Labo Sababood Dartood U Qor!
Qaybta 6-aad waxaan kaga hadlaynaa "Haddii aan nala xasuusin, xasuusan mayno" 🤔💭. Qaybtan, waxaan falanqeyn doonaa labo sababood oo muhiim ah oo ay tahay in…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP05 : Waa maxay faa'iidooyinka qorista fikirrada subaxdii? (Morning Thoughts) Ila Qor Part 02
Qaybtan 5-aad ee podcast-keena, waxaan kaga hadlaynaa muhiimada qoraalka fikirrada subaxnimo (Morning thoughts) 🌅📝. Sidoo kale, waxaan dul istaagaynaa…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP04: Waa Maxay FutureMe? Maxayse kaa caawinaysaa? Ila Qor part 01
Qaybtan 1.aad ee 'Ila Qor' waxaan uga hadleynaa waxa aan qorayno, halka aan ku qorayno, iyo sababta muhiimka ah ee ka dambeysa ku qorida Futureme. 🤔 Waa safar…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP03: Qoraalka iyo Qalinka: Afar Qodob Oo Muhiim Ah.
Bismilaah; Kahor intaanan bilaabin qoraalkeenii ugu horreeyay, waxaan qaybtan ku xusnay qayb ka mid ah awoodda qalinka iyo muhiimadda uu leeyahay. Sidoo kale…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP02 : Waa maxay 4 Caadooyin oo Naga Hortaagan Isbeddelka!
Bismilaah; Hab fikirkee ayay adiga kula tahay inuu noqon karo caqabadda ugu weyn ee qof ka hor istaagi karta inuu isbeddel ama horumar sameeyo? Qaybtan 2-aad…
Hab Fikirka TarmuuskaSE01EP01: Gogoldhig /Is barasho /Why Hab fikirka Tarmuuska?
Bismilaah; Xalqadan 1.aad waxay gogoldhig u tahay xalqadaha kale oo soo socda, sidoo kale waxay sawir kaa siinaysa sababta Podcast-ga "Hab Fikirka Tarmuuska"…
Hab Fikirka TarmuuskaHordhac: Trailer
Bismilaah, Tarmuusku waxaan aaminsanahy in uu ka mid yahay alaabta hoy kasta oo bini aadam laga heli karo, hoy soomaliyeedna warkiiba daa. Mise is waydiisay…