skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE01EP11 Sidee Loo Qori Karaa Qorshe Usbuuc oo Wax-ku-Ool ah? ๐Ÿ—“๏ธ Mar Kale iyo Ila Qor part 05: Jadwalka Usbuuca ๐Ÿ“‹

Qaybtan waxaan ku faaqidnay:

โœ… 5 qodob oo muhiim ka dhigaya qorista jadwalka usbuuca

โ“ 5 suโ€™aalood oo kaa caawinaya inaad qorto jadwal fudud oo waxtar leh

๐Ÿ” Qiimaynta loo baahan yahay si loo ogaado wixii hagaagay iyo wixii u baahan in la toosiyo

Maxaad adigu adeegsataa si aad u maarayso hawlaha kuu yaalla usbuuca? ๐Ÿค”๐Ÿ–Š๏ธ

Dhagaysi wacan! ๐ŸŽงโœจ

The skinny

The skinny isn't ready yet โ€” notes appear once the transcript is processed.