skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

S2EP2: Marmarsiyahaagu maxay kaa hor taagan yihiin? 🌟❌✨

Bismilaah;

Hormarka nolosha isbeddel ayuu ku jiraa – markaad maqashid ereyga isbeddel, maxaa maskaxdaada kusoo dhaca?🎯 Aniga, "Ficil la'aan". ficil la'aan isbeddel ma imaanayo, laakiin marmarsiyooyinka ayaa inta badan na xannibaya. Qaybtan, waxaan kula wadaagi doonaa marmarsiyooyinkii iga hor istaagay inaan sameeyo podcast muddo dheer. πŸ˜… Marmarsiyahaagu maxay kaa hor taagan yihiin? Maanta se diyaar ma u tahay inaad bilowdo safarkaaga?

Dhageysi wacan! πŸŽ§βœ¨πŸ«–

The skinny

The skinny isn't ready yet β€” notes appear once the transcript is processed.