Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE01EP10 Waa maxay saddexda caqabadood oo riyooyinka naga hor istaaga? π«ππ
Bismilaah;
Caawa waxaan podcast-ka kaga hadlaynaa: Saddex sababood oo naga hor istaaga riyooyinkeena βππͺ π, saddex waxyaabood oo ay tahay inaan carruurta uga dayano πΆβ¨, iyo suβaal xiiso leh oo dib kuugu celinaysa xusuusta carruurnimadaadii π .
Dhagaysi wacan! π§π‘
The skinny
The skinny isn't ready yet β notes appear once the transcript is processed.