skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SE2EP7 Ma' daciifnimaa Mise waa Awood? πŸ’ͺ✨ Sida Aad Uga Faa'iidaysan Karto Xaalad Walba. (The mindset shift)

Bismilaah

Mararka qaar awooddeena dhabta ah waxay ku qarsoon tahay wax aan horey u u aaminay inay yihiin daciifnimadeenii! (Weaknesses)🎭✨ Qeybtan, waxaan ku qaadaa-dhigi-doonaa sheekada wiil yar iyo judo-ha waxa kala qabsaday, muhiimadda ay leedahay in la barto hal xirfad, iyo sida aad u aqoonsan karto awoodaada qarsoon. Waa waqtigii aan aragtideena bedeli lahayn! πŸš€

Dhagaysi wacan 🎧😊

The skinny

The skinny isn't ready yet β€” notes appear once the transcript is processed.