skinny.

Latest / Hab Fikirka Tarmuuska

SEO1EP12 Waa Maxay 3-da Waxyaabood oo Focus-keena Dila, Sideese Looga Hortagi Karaa? πŸ§ πŸš€ ( Casharadii November)

Bismilaah;

✨ Maxaad Ka Baratay Bisha November? πŸŽ―πŸš€

Qaybtan waxaan ka wada hadlaynaa:

πŸ” 3 caqabad oo si toos ah u dhaawaca diiradda saarida (focus)

πŸ›‘οΈ Sida aan uga hortagi karno caqabadahaas si aan u joogtayno guulaha

πŸŽ™οΈ Casharadii ugu muhiimsanaa ee aan ka faa’iiday bishii November

Maxaa adigu bishan ka baratay? πŸ’­ Igula wadaag Instagram-ka cusub ee Podcast-ka: @Hab Fikirka Tarmuuska Podcast πŸ“²πŸ’¬ Dhagaysi wacan! 🎧 https://www.instagram.com/hab_fikirka_tarmuuska_podcast_?igsh=cHc1eWVhd2szbXV4&utm_source=qr

The skinny

The skinny isn't ready yet β€” notes appear once the transcript is processed.