Shows / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz
Episodes
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Qof ayaa loo qabtay tuhun inuu gacan ka geeystay dilkii laba muwaadin oo Ingiriis ah. Dhaqaalaha wax soo saarka Sweden BNP, ayaa hoos u dhacay 0,3 boqolkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Laba kurey ayaa lagu xukumey faldambiyeed la xiriira saddex dil oo ka dhacey nawaaxiga magaalada Stockholm bishii oktoobar ee sannadkii tagay. Xukuumadda ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
18-jira lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay dilkii isniintii ka dhacay Malmö ayaa ka soo baxsaday goob ay laanta adeegga bulshadu ku meeleeysay. Shirkadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Toogasho ka dhacday maanta xaafadda Rosengår ee magaalada Malmö oo qof ku geeriyooday. Nin 35-meeyo jir ah ayaa ku geeriyooday magaalada Uddevalla kadib shil…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dad ka badan ayaa muddo dheer shaqa la'aan ah, marka loo eego tirakoobyada cusub ee wakaaladda tirakoobka ee magaceedaa loo soo gaabiyo SCB. Wakaaladda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalka Jarmalka ayaa dacwad lagu soo oogey laba nin oo weerar argagixiso ku qaadi lahaa xarunta baarlamanka Iswiidhen. Xukuumadda Iswiidhen ayaa u magacoowday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Ka dib hoos u dhisgistii shalay dulsaarka hagidda ee Bangiga Qaranka ey hadda dhowr bangi dhimeyaan ribada deeymaha guryaha. Nin 35-meeyo jir ah ayaa lagu soo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda dhismaha ee JM ayaa ku wargelinaysa iney shaqada waayi doonaan 145 shaqaale oo uga howlgala Iswiidhen. Hoggaanka degmada Göteborg ayaa ku wareejin…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen ayaa lagu qabtay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay fal argagixisnimo oo ka dhacay dal kale. Islaantii dhashay Rawa Majid, oo loo yaqaanno…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Iswiidhan ayaa laga helay kiiskii ugu horreeyay ee noocyada cusub ee cudurka fayraska mpox. Nin ayaa laga helay cudurkan magaalada Stockholm, ka dib markii uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Saddex qof oo rummaanka loo dhigey faldembiyeed oo ka dhacay xaafadda Södermalm ee Stockholm. Saddex qof oo kale…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamad Jarmal ah ayaa u yeertay muwaadin reer Yukreeyn ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa qarxinta dhuumaha gaaska Nord Stream ee badda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Waxaa hadda caddaatay inuu sarkaal ka tirsan boliiska uu ka howlgeli doono dalka Danmark, sida ay ku warrantay laanta idaacadda ee P4 Malmöhus. Maxkamadda sare…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Swiidhen
Haweeney u geeriyootey dhaawac ka soo gaarey shil baabuur magaalada Linköping iyo qaar kale oo ku dhaawacmey. Sicirka cuntada oo kor u kacay 0,2 boqolkii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Dalka Danmark ayaa adkeeyay baarista xuduudda uu la wadaago Sweden. Ninkii horaantii todobaadkan loo xiray tuhun dil ah ee magaalada Malmö, ayaa hadda dacwad…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wixii ka dambeeyay bishii abriil ee sannadka ayey 25 kiis oo xiriir la leh gaaniska reer Iswiidhen ey ka dhaceen dalka Danmark. Qiimaha lacagta koronka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Intii lagu guda jirey bishii Luulyo ayey 19 qof biyo ku harqadeen. Nin iyo naag ayaa lagu qabtay xuduudda Iswiidhishka, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay qarax…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Boliiska ayaanay hadda u muuqan xiriir cad oo ka dhexeeya saddex qof oo ku geeriyoodey magaalada Skelleftå, kuwaasi oo ka wada shaqeeyn jirey warshadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Labo nin ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay inay ku lug lahaayeen dilka wiil 25 jir oo ka dhacay magaalada Borås. Safarada hawada ee…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
Ciyaaryahanka reer Iswiidhen eeTruls Möregårdh ayaa u soo baxay cayaarta faynalka ee kubbadda miiska ee ciyaaraha Olombikada Baariis. Degmada Sunne ee gobolka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
16 jir iswiidhish ah ayaa lagu tuhunsan yahay isku day dil oo ka dhacay xaafadda Nørrebro ee magaalada Kobenheegan. Xiisaha loo qabo gawaarida Korontada ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhenmaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee raadiyaha Iswiidhen
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Ulf Kristersson oo mar kale ku celiyay digniinta ah in aan loo safrin Lubnaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararka raadiyaha Iswiidhen
Labbo qof oo meydkooda laga dhex helay gaari gubtay oo loo maleeynayo inay u dhasheen Ingiriiska. 50 jir ka shaqeyn jiray goobaha adeegyada guryaha loona…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenMaanta iyo wararkii ugu dambeeyey ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 15 jir ah ayaa loo xiray ku lug lahaansho looga shakisan yahay dil ka dhacay Bagarmossen oo dhacda koonfurta Stockholm horaantii bishii Luulyo. Toogasho…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Caawa waxaa magaalada Paris ka furmaya ciyaaraha Olimbikada. Sannadkan iyo sannadaha soo socdaba waxaa la filayaa inay Iswiidhen magangalyo doon u soo doontaan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Inkasta oo xiise ballaaran loo hayo difaaca madaniga ah ayey askar kummanaan gaareya uga baxeyaan wakhtiga oo ku yar. Wiil 18 jir ah ayaa loo qabtay qarax ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maamule shirkad dhisme ah oo ku taal Stockholm ayaa lagu soo oogay, waxyaabo oo ay ka mid yihiin ku danayasiga dadka u shaqeeya shirkadda. Gabadhii la…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 20 jir ah ayaa lagu xukumay 16 sano oo xarig ah kadib markii uu nin oday ah ku dilay degmada Åstorp. Ku dhawaad 20,000 oo shatiga ama leeysanka baabuurta…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney ayaa lagu eedeeyay inay ku sumeysay gabadheeda oo saddex sano jir ah daroogo. Bartamaha magaalada Malmö, ayaa qof loo qaaday isbitaal ka dib markii…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Nin ayaa ku geeriyooday kadib markii uu ku qarqamay magaalada Norrtälje. Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa xaqiijisay in lagu xukumay kow iyo toban sano iyo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Dambiyada la xiriira maandooriyaha ayaa kor u kacay sanadkan. Booliska caalamiga ah ee Europol ayaa ku lug yeeshay ka dib mowjado tuugo ah oo dhawaan ka dhacay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Roobab xoogan ayaa ka da'ay xeebta galbeed, taasina waxay carqallad ku noqotay tartanka kubbadda cagta ee Gothia. Nin ayaa la ganaaxay ka dib mar uu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 17 jir ah ayaa loo xiray sabab ah in looga shakisan yahay dilka wiil lagu toogtay xaafadda Bagarmossen. Hadda waxaa la ogolyahay in lagu toogto bannanka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin iyo naag ayaa la xidhay toddobaadkan dhamaadkiisa , ka dib markii booliisku ka heleen xaruunta dhexe tareenada ee Stockholm shay halis ah. Salwan Momika oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 45 jir ah ayaa lagu xukumay in loo fidiyo daryeel dhanka dhimirka ka dib markii uu wiil uu dhalay oo sagaal jir ah ku dilay Södertälje horaantii Janaayo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Roobabkii onkodka watay ee shalay ka da'ay guud ahaan koonfurta Sweden ayaa sababay dhibaatooyin waaweyn. Shaqo la'aanta ayaa sii kordheysa sida ku muuqata…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Shirkadda gaadiidka dadweeynaha ee Västtrafik ayaa baajisay safarada dhowr tareen inta lagu guda jiro Arbacada. 11 sano iyo 8 bilood oo xabsi ah ayaa lagu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tuhmanayaal badan ayaa lagu ogaan doona iyadoo la qaadayo muunado DNA oo badan, faraha iyo sidoo kale sawirada wajiga. In ka badan hal sano, ayaa shaqaalaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Haweeney 65 jir ah iyo labo caruur ayaa geeriyooday ka dib markii uu dab qabsaday guri dabaq ah oo ku yaala magaalada Karlskrona maalintii Axadda. Dhowr arday…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhan
Nin 25 jir ah ayaa fiidnimadii Khamiista lagu dilay xaafad ku taal Bagare-gården ee Göteborg. Nin ku nool Gotland ayaa lagu soo oogay dacwad ka dib markii uu…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Tiro rikoor ah oo ardayda dugsiga sare ah ayaa lagala noqday gunnada waxbarashada maqnaansho aan sax ahayn awgeed. Magaalada Stockholm, waxaa dhawaanahan ka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Bishii Juun, ayaa laba iyo toban qof qaraqmeen, halka toban ka mid ahina ay dabaalanayeen goorta uu shilka dhacay. Dad badan ayaaIswiidhen weli ku nool guryaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Dab ayaa ka kacay jaziirada Kos ee dalka Giriiga . Morphine ayaa laga waayay dhowr ambalaas oo ku yaal Sandviken ee degmadda Gävle. Ilmo ayaa ku dhintay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Kordhinta mushaarka ayaa ka sarraysay sicir-bararka bishii Abriil. Markii ugu horreysay muddo ku dhow laba sano ayaa tirada shirkadaha kacay hoos u dhaceen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xaalada amaan ee dalka Iswiidhen ayaa wali ah mid halis ah. Afar shirkadood oo kale oo Iswiidhish ah ayaa la sheegay in looga shakisan yahay inay iibiyeen…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Wiil 15 jir ah oo hubaysan isla markaana ku wajahnaa safaarada Israa'iil ayaa la xukumay, maxkamadda degmeda Nacka ayaa sidaa sheegtay. Baska SL ee ka hawl…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Mark Rutte, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu noqdo xoghayaha cusub ee NATO. Hay'adda sadaalinta hawada ee magaceeda loo soo gaabiyo SMHI ayaa soo saartay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyah Iswiidhen
Qiimaha cunnada ayaa ah mid si aad ah u kor ugu kacayo. Hanjabaadaha iyo tacaddiyada ka dhanka ah shaqaalaha asluubta iyo maxaabiista kale ayaa ku kordhay…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Nin 20-meeyo jir ah ayaa 12 saacadood la haystay bishii Diseember waxaana loo geystay xadgudub. Caawa ayuu biloowanaya todobaadka Almedal, waa todobaaad oo…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Rajo aan wanaagsaney oo laga muujiyey khilaafka u dhexeeya garabyada ururrada shaqaalaha caafimaadka iyo shaqo bixiyeyaasha. Maamulka boliiska Örebro oo u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Xatooyada dukaannada lagu hayo oo kor u kacday boqolkii ba 20, marka loo barbardhigo sannadkii 2021. Ciyaaraha kombiyuutarrada iyo isticmaalka aaladaha…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararkii maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Wiil 16 jir ah oo uu ku dhacay xukun iskuday dil, kadib toogasho nofember 2023 ka dhacday tabakaayo ku taalla Göteborg. Shirkadda jarmalka ee LIdl ayaa…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Maxkamadda racfaanka ayaa adkeeysay xukunno horey loogu ridey afar qof. Shaashadda Tiktok ayaa xirtay bogaggii sirta ahaa ee xisbiga Sverigedemokraterna uu ku…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
dibadaha loo dhoofiyo ee ka yimaada dembiyada abaabulan oo sii kordhaya. Danjire matala dalka Ciraaq oo khamiistii looga yeerey wasaaradda arrimmaha dibadda…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Labo nin oo Swedish ah ayaa la sheegay in lagu xukumay dil dalka Ciraaq. Iskuul ku yaal Malmö ayaa jabiyay sharciga takoorka. Barasaabka gobolka Kronoberg…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Suuqa shaqada ayaa la filayaa inuu sii wiiqmo 2024. Shabakadaha dembiileyaasha Sweden ayaa ah khatarta u ah dunuubtaugu waaweyn ee ka dhaca waqooyiga dalka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
David lång oo ka tagay xilka xubinimada barlamaanka Iswiidhen. Xeer ilaaliye lagu soo oogay dacwad. Tirada wicitaanada Xarunta Macluumaadka Sunta ee ku saabsan…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Sweden
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app. Wakaaladda canshuuraha iyo diiwaangelinta oo wax ka bedeli doonta nidaamkeeda diiwaangelinta. Boliiska oo hoos u…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
Labo qof ayaa loo xidhay ka dib dilkii fanaankii rap-ka ee Gambelo. Shirkada tareenada SJ oo soo bandhigtey 200,000 tigidh xiliga xagaaga. Masraxa tiyaatarka…
Radio Sweden Somali - Raadiyaha IswiidhenWararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
10 qof oo dhaawac ka soo gaadhay ka dib markii gaadhiga ardaydu saarnayeen gidaarkiisu jabay. Nin rumaan la dhigay oo lagu tuhunsan yahay argagixisinimo…