Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
Iswiidhen ayaa lagu qabtay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay fal argagixisnimo oo ka dhacay dal kale. Islaantii dhashay Rawa Majid, oo loo yaqaanno ”dawacadii kurdishka”, aya lagu qabtay deegaanka kurdida ee dalka Ciraaq Dalka Mareeykanka ayaa lagu dhow yahay in lagu guuleeysto xalinta dil loo geeystay haweeney Iswiidhish ahayd muddo 50 sano hada ay ka soo wareegtay.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.