Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
David lång oo ka tagay xilka xubinimada barlamaanka Iswiidhen. Xeer ilaaliye lagu soo oogay dacwad. Tirada wicitaanada Xarunta Macluumaadka Sunta ee ku saabsan curiyaha naytrojiin oxid ”NO2” ama ”lustgas oo kordhay. Tan iyo intii boolisku hirgaliyey aaga amaanka ee xaafada Hageby ayay qabteen maandooriye.
Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.
The skinny
The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.