skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Tuhmanayaal badan ayaa lagu ogaan doona iyadoo la qaadayo muunado DNA oo badan, faraha iyo sidoo kale sawirada wajiga. In ka badan hal sano, ayaa shaqaalaha baabuurta Volvo ee Umeå qeylo dhaan ka gudbinayeen jawiga shaqada oo liita, taas oo ka dhalatay shaqo dheeraad ah oo badan. Shan ka mid ah tobankii kareen ee loogu talagalay difaaca cadceedda ee leh qodobka ilaalinta qorraxda 50 ayaanan lahayn ​​ilaalinta sare oo ay sheeganayaan.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.