skinny.

Latest / Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Nin 20 jir ah ayaa lagu xukumay 16 sano oo xarig ah kadib markii uu nin oday ah ku dilay degmada Åstorp. Ku dhawaad ​​20,000 oo shatiga ama leeysanka baabuurta ayaa lala noqday qeybtii hore ee sanadkan, sida ay sheegtay hay'adda hoggaanka gaadiidka ee Iswiidhen. Ka hor inta aan la gaarin bandhig dhaqameedka Ereteriya iyo banaanbaxa looga soo horjeedo xafladda ee sannadkan, booliska Stockholm ayaa ku baaqaya in gargaar lala soo gaari doono.

Lyssna på alla avsnitt i Sveriges Radios app.

The skinny

The skinny isn't ready yet — notes appear once the transcript is processed.